|

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo jawaab ka bixiyey qoraalkii aqalka sare ee khilaafka Galmudug

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxaa lagu sheegay in ay lama filaan ku noqotay war murtiyeed uu Aqalka Sare ka soo saaray Labadii bishan arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug.

Sidoo kale war saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Goluhu uu ka walaacsan yahay in la dhinac maray war murtiyeedkii ay ka soo saareen magaalada Kismaayo gaar ahaan qodobkiisa 3.9 kaas oo ka digayay faragelinta arrimaha gudaha ee Galmudug.

Halkaan hoose ka akhriso.

 

You must be logged in to post a comment Login