|

Saadaasha Roobka Dayrta bishaan Octobar ee deegaanada Puntland.

Garowe (Puntlandi) Roobab mahiigaan ah ayaa ku hoori doona deegaanka Shaxda, Qardho iyo deegaamada ku harareysan, Dhahar, dhulka Xaddeedka, Iyaxda Dangorayo, qaybo kamid ah Nugaal godan, qaybo kamid ah dhulka Hawdka siiba Burtinle iyo Hawd gaabta Garoowe.

Roobab aan badnayn ayaa sidoo kale ku hoori doonaa dhulka Noobirta, qaybo kamid ah Balidhidin iyo qaybo kamid ah Ciidka Goldogob iyo Bursaalax.

Cabirka roobabka da’aya iyo macluumaad kaleba waxaad ka dheehan kartaa qaarada hoos ku lifaaqan.

Halkaan hoose ka eeg shaxada Roobka.

Source: Puntland Food Security Watch.

 

You must be logged in to post a comment Login