|

(Dhegayso) Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari oo Puntlandi.com uga waramay Argagixisadii dilka kagaysan jiray Bosaaso oo la soo qabtay

 

Taliyaha qaybta Boliska gobolka Bari C/xakiin yuusuf Xuseen oo Waraysi gaar ah siiyay Warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in ciidamada amniga ay gacanta ku soo dhigeen ragii ka dambeeyay dilkii loo gaystay  4- ka mid ah qowmiyadda Tikreega ee dalka Itoobiya oo ku sugan magaalada Bosaso.

Taliyaha ayaa sheegay in lagu daba jiro rag kale oo iyagana magaalada Bosaaso shalay ku dilay Siciid Maxame oo ku magac dheeraa Maqadeeye ,kana tirsanaa iskaashatada gaadiidlayda Bosaaso .

Waxa uu Taliye C/xakiin ugu dambeen uu  sheegay in howlgaladan uu sii socon doonaan inta laga xaqiijinayo amniga magaalada Bosaaso.

Halkan ka dhegayso .

      Taliyaha qaybta

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login