|

(Dhegayso) Kaluumaysatada Bosaaso oo loo tababarayo sidii ay uga bad baadi lahaayeen qataraha Bada

Ilaa iyo 25 kamid ah kaluumaystada ka shaqaysata xebaha Bari ee Puntland ayaa maanta magalaada Bosaaso looga furay Tababar ku saabsana  qalabka bad Baadada bada ee loo yaqaan A.I.S iyo isticmaalka  Radiyaha ee loo yaqaan V.H.Fka.

Tababarkan ayaa waxaa iska kaa shanaya wasaaradaha kala ah ,kaluumaysiga iyo Dekedaha  oo taageero ka helaya Ha,adaha  F.A.O.

Wajigan labaad ee Tababarka ayaa waxaa ka faa iidaysan doona mulkiilayaasha doonyaha kaluumyasiga iyo  Naaquuda yaasha doomaha kaxeeya.

Tababrkan oo ah mid tijaabo ah, ayaa hadii uu guulaysto  waxaan  lagaarsiin doonaa gobolada kale ee Puntland .

Qalabkan ayaa kaluumaysatada waxa uu ka caawin doonaa  bad qabka Doomahooda ,Naftooda , Hantidooda iyo in xog dhab ah laga helo halka ay markasta ku sugan yihiin .

Halkan ka dhegayso.

      Agaasimaha Wasaarada Kaluumaysiga

 

 

 

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login