|

(Dhegayso) Qoysas Soomaaliyeed ah oo ka soo barakacay xasuuqa Oromada degata Itoobiya

Ugu yaraan ila aiyo 50 qoys oo isgu jira Caruur , dad da,ah iyo Haween,  oo  ka soo Bara kacay colaada ka aloosay dowladd deegaanka Itoobiya ee u dhexaysa Qowmiyada Oromada iyo Soomalaida .

Dadkan ayaa sheegay in ay ka soo bax sadeen xasuuqa Oromada ay ku hayaan Soomaalida degta gobolkaasi, waxaan ay sheegeen in hantidoodii iyo gurihii ay daganaayeen dab la qabad siiyay.

 

Halakn ka dhegayso.

      qoysaska soo barakacay

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login