|

(Dhegayso) Sarkaal horay Shabaab uga goostay oo Baydhabo kaga dhawaaqay in uu yahay musharax Madaxweyne

Iyadoo lafilayo in 17 bishan  Doorashada Madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbed  ee Soomaaliya  ay ka dhacdo magaalada Baydhabo, ayaa  maanta  waxaa ku dhawaaqay in xilkaas uu utaagan yahay Sheekh Muqtaar Roobo  Abuu Mansuur oo horay uga tirsanaa kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab , ahaa hogaamiyihii labaad ee kooxda .

Abuu Mansuur ayaa sheegay in markii uu arkay codsiga ka yimid shacabka Koonfur Galbeed uu go,aansaday in uu isku sharaxo xilkan.

Roobow ayaa lagu xasuustaa dagaaladii uu lagalay Madaxdii dalka soo martay oo uu ugu horeeyay  Allaha unaxariistee Madaxweynhii hore ee Somalaiya C/laahi Yuusuf Axmed ,xiligaas oo uu aamin sanaa Roobow in dadka dowladda ka tirsanb iyo madaxduba ay gaalo yihiin.

Muqtaar Roobow ayaa maanta xaqiiqsaday in gaalada ay tahay Al-shabaab oo ah cadowga umada Somaaliyeed .

Hadaba su,aasha iswadiinta mudan ayaa ah  , Roobow Madooran doonaan Xildhibanada matalay Shacabka Koonfur Galbeed?

Halkan ka dhegayso codkiisa.

      Roobow

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login