|

(Dhegayso) Wasaarada Caafimaadka oo deeq daawo ah gaarsiisay Isbitaalka degmada Taleex

 

Wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka ee Puntland Farax Maxamed Warsame iyo wafdi uu hogaaminaayay oo ku sugan   gobolka Sool ,ayaa maanta deeq daawo ah gaarsiiyay Isbitaalka degmada Taleex ee gobolka Soo.

Wasiirka ayaa sheegay in deeqday ay tahay mid hor hudhac ah , wasaaraduna ay keeni doonto agab kale oo caafimaad si wax looga qabto baahiyaha caafimaad ee degmada ka jira.

Dadka deegaanka  iyo maamulka Isbitaalka degmada ayaa soo dhaweeyay deeqdan daawada ah oo ay wasaaradu soo gaarsiisay .

Halkan ka dhegayso.

      Wasiir kuxigeenka Caafimaadka

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login