|

(Dhegayso) Maamulka gobolka Kar kaar oo Awaamiir ku soo rogay Musharaxiita utaagan doorashada Puntland

Maamulka gobolka kar kaar ayaa awaamiir culus ka soo saaray ololaha Musharaxiinta u tartamaysa doorashada Puntland 2019ka .

Gudoomiyaha degmada Qardho Cabdilaahi Maxamed Bare Caato ayaa sheegay in Musharaxiita utaagan  xilka Madaxweyne ee Puntland iyo kuwa Baarlamaanka aysan ka qudbayn dooni Garoonka kubada cagta iyo xarumaha dowladdu ku shaqayso.

 

Waxa uu gudoomiyaha sheegay in amarkan ay dhaqan galiyaan dhamaan laamaha Amniga ee gobolka , Musharxii ka qudbeeya goobaha dowladdana taalabo laga qaado.

Halkan ka dhegayso.

      Gudoomiyaha degmada Qardho

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login