|

(VIDEO) Wasiirkii hore ee wasaarada Deegaanka Puntland Dr. Cali Cabdullahi Warsame ” Wasaarada waxaa lagu leeyahay deen dhan 17,665 doolar ”

Wasiirkii hore ee wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada Puntland   D,r Cali  Cabdullahaai warsame ayaa maanta xilkii ku warejiyay Wasiirka cusub ee wasaarada deegaanka  Puntland Saleebaan Xaaji Cabdalle.

Wasiirka xilak wareejiyay ayaa sheegay in wasarada lagu leeyahay deen dhan dhan 17,665 doolar

Halakn ka daawo munaasibada xilwareejinta iyo kudbadihii laga jeediyay.

 

You must be logged in to post a comment Login