|

Dowladda Soomaaliya oo Roobow udiiday in uu utar tamo doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada amniga ee dowladda fadaraalka Soomaaliya  ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba la joojiyo ololaha doorasho ee koonfur Galbeed uu kawado Muqtaar Roobow oo kamid ahaa horjoogayaashii ugu sareeyay kooxda Argagixisada ah ee Al-shababa oo shalay ku dhawaaqay in uu yahay musharax Madaxweyne ee maamulka koonfur Galbeed  Soomaaliya.

Hadaba halkan ka Akhriso.

 

You must be logged in to post a comment Login