|

(Dhegayso) Goorma ayaa la, aas Aasay Ciidamada Bada Puntland ? Maxay se ahayad ujeedadii loo Aas aasay ?

Magaalada Bosaaso waxaa lagu qabtay munaasibad lagu xusaayay xiligii la,aas Aasay ciidamada Bada Puntland  oo ka soo wareegatay mudo ku siman 8 sano .

Ciidamadan ayaa baahidii loo aas aasay waxa ay ahayd ladagaalanka Burcad Badeedii  xeebaha Puntland oo ka af duuban jiray Maraakiibta iyo Doonyaha isaga kala goosha  gacanka cadmeed ,kuwaas oo laga ciribtiray xeebaha Puntland.

Ciidamadan ayaa ka howlgala xeebaha Puntland ,waxaana jira  sidoo kale  qayb gaar ah oo utababaran ladagaalanka Argagixisada oo ka howlgala Buuralayda Galgala ee gobolka Bari

Hadaba halkan ka dhegayso  Admiral Cabdirisaaq  Faarax Diiriye  Taliyaha  guud ciidanka Bada Puntland oo ka warbixinaya marxaladihii uu ciidanku  soo maray.

      Taliyaha Ciidanka bada Puntland

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login