|

(Dhegayso) Beesha Warsangali oo ka heshiisay kursi gii ay isku haystay oo ka banaanaa Aqalka hoose ee Soomalaiya

Beesha Warsan gali oo maalmahan isku haystay kursi ka banaanaa Aqalka sare ee Somalaiya ayaa ka heshiiyay khilaafkii ka dheshay buuxinta kursigaasi ka banaan Golaha Shacabka.

Suldaan Maxamed Sulaadn C/laahi ayaa sheegay in kursigan ay ku wareejiyeen Jifida sanadkan ku qoran kursigan , maadaama uu  horaantii bishaan iska casilay kursigan  Xildhibaankii u matalayay Beel-waynta Warsan gali.

Kursigan ayaa deegaan doorashadiisa waxa uu ka soo jeedaan degmada Baran ee gobolka Sanaag .

Gudiga doorshada madaxa banaan ee dowladda fadaraalka Soomaaliya ayaa sheegay in khilaafkii ka taagnaa kursigan uu sidaasi ku dhamaaday ,doorashadiisana la qaban doono maalinta Axada ah oo ku beega 7 bishan.

 

Halkan ka dhegayso.

 

      Gudga iyo odashaa dhaqanka ee Beesha

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login