|

(Dhegayso) Wasiirka wax barashada Puntland oo Garoowe kaga qayb galay Barnaamijk loogu magac daray (Bar- Bulshada waxaad baratay )

Dhalinyaro si iskood  ah isku xilqaantay ayaa magaalada Garoowe waxa ay ka bilaabeen olole ay kula dagaalamayaan jahliga iyo wax barasho la,aanta haysata Caaruunta waalidiintooda aysan awoodin in ay waxbarashada ka bixiyaan.

Dhalinyaradan oo horay uga qalin jabisay dugsiga  sare  ee Gambool  Garoowe ayaa furay goob wax barasho oo si mutadawac nimo ah wax loogu baro caruurta Waalidiintooda aysan awoodin in ay ka bixinaa waxbarashada .

Barnaamijka ayay dhalinyaradan waxa ay ugu magac dareen (Bar- Bulshada waxaad Baratay .

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Abshir Ow Yuusuf Ciis ayaa booqday dugsigaasi wax lagu baro caruurtan.
Halkan ka dhegayso.

      Wasiirka wax barashada

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login