|

(Dhegayso) Mudo 50 sano kadib dadka deegaanka Salax ee gobolka Mudug oo helay Ceel ay Biyaha ka cabaan

Deegaanka Salax ee gobolka  Mudug oo ku dhawaad aan lahayn wax Ceel Biyood ah  ayaa markii ugu horaysay waxaa laga hirgaliyay Ceel ay dadka ka cabaan .

Ceelkan ayaa waxaa ku tabarucay Injineer Cabdi Xamiid Sheekh ,kaas  oo ugu tala galay in dadka deegaanka Salax si bilaas ah ay uga  faaiidaystaan .

Ceelkan ayaa saacadiiba waxa uu soo saaraya ila aiyo 80 foosto oo biyo ah .

Bulshada qay baheeda kala duwan ayaa loogu baaqay in ay ak qayb qaataan balaarinta Ceelkan , waxaana looga digay in biyaha ceelkan loo isticmaalo qaab ganacsi ah.

Halkan ka dhegayso.

      Dadka deegaanka Salax

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login