|

Breaking News– Beesha Caalamka iyo Maamul Goboleedyada oo shir uga furmayo Nairobi



Qalalaasaha Siyaasadeed ee ka socdo Aoomaaliya ayaa sababay in Beesha Caalamku ay soo fara galiso, Waxayna shir deg deg ah ugu yeereen Nairobi Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada.

Kulanka ayaa lagu wadaa inuu dhaco dhowaan waxaayna Maamul Goboleedyada iyo Beesha Caalamku ka wada hadlayaan Amaanka Dalka iyo sidii ay Beesha Caalamku uga taageeri lahayd Maamul Goboleedyada la dagaalanka Argagixisada.

Waxaa kaloo looga wada hadlayaa sidii laga yeelilahaa Xiriirka Villa Soomaaliya iyo Maamulada oo in mudo ah hada go’naa,

Kala soco Puntlandi.com wixii Nairobi kasoo kordha.

Puntlandi.com
Nairobi

You must be logged in to post a comment Login