|

Akhriso:- Madaxweynaha Hirshabelle oo mooshin laga gudbiyay.

57  xildhibaan oo kamid ah barlamaanka Hirshabelle ayaa mooshin ka gudbiyay madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, kadib markii ay ku eedeeyeen inuu ku fashilmay hogaaminta maamulkooda iyo ku tumasho dastuur.

Qoraalkaan mooshinka ah ayaa loo gudbiyay guddoomiyaha barlamaanka Hirshabelle, iyadoo lagu faahfahiyay ujeedada ka dambeysa.

Halkaan hoose ka akhriso nuqul kamid ah mooshinka.

You must be logged in to post a comment Login