|

Wasaaradda warfaafinta Puntland oo soo saartay war-galin ku socota weriyayaasha Garowe ka howlgalla.

Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Hiddaha iyo Dhaqanka Dowladda Puntland ayaa ku war-gelisay dhammaan Weriyaasha ka hawl-gala Garoowe inay shir u yimaadaan xarunta dhexe ee Wasaaradda Warfaafinta Isg. H. iyo Dhaqanka, shirkaas oo ay kasoo qayb-gelidoonaan guddiga Amniga Heer Gobol/Nugaal iyo Heer Puntland.

Halkaan hoose ka akhriso.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login