|

Qaar kamid ah murashixiinta madaxtinimada Puntland oo soo saaray baaq ku saabsan doorashada.

Garowe (Puntlandi) Warsaxafadeed maanta oo arbaco ah ay soo saareen Qaar kamid ah musharixinta u tartamaysa Jagadda Madaxtinimadda Puntland 2019,ayaa waxay kaga hadleen xaaladda Puntland, iyo xiriirka Federaalka iyo dowladda Puntland, iyago musharixinta warsaxafadoodkooda kaga hadlay Arrimo baddan oo Xasaasi ah.

Halkaan hoose ka akhriso.

MIDOWGA MUSHARAXIINTA PUNTLAND sax

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login