Boosaaso(Puntlandi.com);- Gudiga Gola usamaynta Deegaanada Dawlada Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Muqdisho(Puntlandi.com)”Waaxaan u sheegaya Beesha Harti iney naga kaxeystaan Raíisalwasaare Cumar, Hantidayadii buu dhacay oo uu Puntland geeyey” Hadalkaan wuxuu ka mid ahaa khudbad uu jeediyey Ninka layiraahdo Sheikh Ciise Ahmed Dalabey oo sheegtey inuu yahey gudoomiyaha Gole cusub oo lagu magacaabo Golaha Guurtada Hawiye
Garowe(Puntlandi.com);- Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha gudaha Dawlada Puntland Ali Yuusuf Ali Xoosh ayaa ka hadlay gola usamaynta degmooyinka Dawlada Puntland.
Kenya(Puntlandi.com);- War qoraala oo ka soo baxay Hay’ada Qarmada midoobay uqaabilsan Qoxootiga ayaa looga hadlay dagaaladii udanbeeyay ee ka dhacayay Muqdisho iyo tacadiyada shacabka loo gaystay.
September 4th, 2010
Ali
Boosaaso(Puntlandi.com);- Gudiga Gola usamaynta Deegaanada Dawlada Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
September 4th, 2010
Ali
Boosaaso(Puntlandi.com);-Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaa maanta booqosho ku tagay safiirka somaliya u fadhiya Dalka Ethiopia kaa oo dhawaan soo gaaray Deeganada Puntland.
September 4th, 2010
Ali
Adis(Puntlandi.com);- Madaxwaynaha Dawlada Puntland C/raxmaan Shiikh MaxamedFaroole ayaa magaalada Adis Ababa ee Dalka Ethiopia kula kulaqaatay madax katirsan Dalka Ethiopia iyo kuwa ka socda beesha calamka.
September 4th, 2010
Ali
Muqdisho(Puntlandi.com);- Wararka Naga soo gaaraya magaalada muqdisho ee casimada somaliya ayaa ku soo waramaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhaxgalay madaxda sare ee Dawlada somaliya.
September 4th, 2010
admin
Tobanka ugu danbaysa ee ramadaanka waxaa lagu sheegay in laga helayo khayr iyo ajar badan,nebiga sallallaahu calayhi wasallama aad buu ugu dadaali jiray markii la galo tobanka ugu danbaysa ee ramadaanka, saxiixu Muslim waxaa ku xusan in rasuulka sallallaahu calayhi wasallama uu ahaa
September 4th, 2010
Ahmed Yare
Stockholm(Pi) Doorashada wadanka Sweden ee bishan 19 keeda ayaa ah mid indha gooni ah ay dadka ajnabiga ah ku hayaan, sababtoo ah xisbiga xagjirka ah ee neceb ajnabiga gaar ahaan Muslimka ayaa cabsi wayn laga qabaa inuu awood ku yeesho dowlada dhalan doonta doorashada ka dib waa hadii ay cod badan helaane.
September 4th, 2010
admin
Hargeysa(Pi) Habeynimadii arbacada ee todobaadkan ayaa ciidamada Itoobiya soo galeen magaalada wajaale dhinaca Soomaaliya, waxeyna halkaas ulakac ah ula tageen 3 nin oo Soomaali ah, balse asal ahaan kasoo jeeda Soomaalida kiilka shanaad.
September 3rd, 2010
Ali
Muqdisho(Puntlandi.com);-War Qoraala oo Salaadii Jimcaha kadib Soo saareen Culimada Ahlusuna Waljameecah ayaa waxaa ay kaga hadleen Dagaalada ka socda magaalada muqdisho.
September 3rd, 2010
Ali
Adis Ababa(Puntlandi.com);-Magaalada Adis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia ayaa waxaa ka furmay kulan caalamiya oo ay ka qaybgalayaan madax ka socota caalamka iyo kuwa matalaya Somaliya.
September 3rd, 2010
Ali
Boosaaso(Puntlandi.com);- Wasiirka Amniga Dawlada Puntland Gen. Yuusuf Axmad Qayr ayaa ka hadlay hawlgalo dhawaan ka socday magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
September 3rd, 2010
admin Garowe(Pi) Booliska Garowe ayaa gacanta kusoo dhigey ugu yaraan 5 qof oo looga shakisan yahey iney wadeen arimo falal amaan daro ah, Taliyaha booliska qaybta Gobolka Nugaal Cabdiraxaan Abshir Farax oo ka hadley xarigaan ayaa cadeeyey inuu xarigu jiro,
September 3rd, 2010
Ahmed Yare
Washington(Pi) Mareykanku koox uu hormuud u yahey ayaa si hoose ugu mashaquulsan in Madaxweyne shariif booska laga qaado, Ken Menkhaus oo ka tirsan aqalka Sanetka mareykanka ayaa hormuud u ah dadka doonaya in Shariif laga qaado kursiga maadaama uu
September 3rd, 2010
Ahmed Yare
Stockholm(Pi) Doorashada baarlamanka Sweden ayaa 19 bishan septembar bilaabaneysa, Hogaamiyaha Xisbiga Sooshaal dimoqoraadiga (Socialdemokratiska) Mona Sahlin ayaa shacabka Sweden uga digtey iney u codeeyaan xisbiga xag jirka ah ee lagu magacaabo Xisbiga Dimoqoraadiga Sweden (Sverigedemokraterna).
September 2nd, 2010
Ali
Garowe(Puntlandi.com);- Wasiirka Warfaafinta Dawlada Puntland C/xakiin Axmad Guuleed ayaa kawaramay safarka madaxwaynaha Dawlada Punttland uu ku joogo Dalka Ethiopia.
Wasiirka ayaa sheegay in madaxwaynaha uu ka qaybgali doono kulan caalamiya oo ka dhacaya Adis kaa oo looga hadlayo xaalada somaliya iyo kulama ugaara madaxwaynaha Dawlada Puntland.
September 2nd, 2010
Ali
Burtinle(Puntlandi.com);- Waxaa goordhawayd la soo gabagabeeyay doorashada godomiyaha Degmada Burtile ee Gobolka nugaal oo maalmahii udanbeeyay dhisidiisa socotay.
September 2nd, 2010
Ali
Boosaaso(Puntlandi.com);- Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa laga dareemayaa Ol’olaha dhisida Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso. Godomiyaha qabanqaabada ahna Godomiyaha Gobolka Bari C/xaafid Cali Yuusuf ayaa warbaahinta u sheegay
September 1st, 2010
Ali
(Puntlandi.com);-Madaxwaynaha Dalka Maraykan Barack Obama ayaa ku dhawaaqay in uu idlaaday hawlgalkii ay ku tageen Dalka Ciraaq.
September 1st, 2010
Ali
Garowe(Puntlandi.com);- Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garowe ee Casimada Dawlada Puntland ayaa waxaa si kadisa ugu duulay Madaxwaynaha Dawlada Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole.
September 1st, 2010
Ali
Galkacyo(Puntlandi.com);-Xarunta Golaha Deegaanka Degmada Galkacyo maanta waxaa ka dhacay kulan Balaaran oo ay isugu yimaaden xubnaha Golaha Deegaanka.
September 1st, 2010
Ali
Galkacyo(Puntlandi.com);- Wariyaasha Gobolka Mudug ayaa Tacsi udiray Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Ala’ha uraxmadee C/Laahi Cumar Geedi oo ka tirsanaa Shaqaalada Radio Daljir Xarunteeda Galkacyo.
September 1st, 2010
Ali
Laascaanood(Puntlandi.com);- Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa habeenkii xalay waxaa dil loogu gaystay Taliyihii Ciidanka Asluubta mamulka Labaxay Somaliland Cabdi Ciise Nuur.
September 1st, 2010
admin Gaalkacyo(Pi) Niman burcad ah oo aan lagaraneyn ayaa nin Tuurey ku diley magaalada Gaalkacyo, Ninka ladiley oo lagumagacaabo Cabdullahi Cumar geedi ayaa ahaa Wariye u shaqeeya Radio Daljir Gaalkacyo.
August 31st, 2010
Ali
Garowe(Puntlandi.com);- Mamulka Gobolka Nugaal ayaa digniin ujeediyay Gawaarida Muraayadaha madaw iyo kuwa sharci daradaa ku socda.Godomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Cali Xiri Qarjab oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa digniin ujeediyay Gawaarida muraayadaha
August 31st, 2010
Ali
Muqdisho(Puntlandi.com);- Caasimada Somaliya Muqdisho waxaa maalintii 8aad ka socda Dagaalo xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Dawlada KMG iyo Alshabaab.
August 31st, 2010
Ali
Boosaaso(Puntlandi.com);- Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ka soconaya baaritaano xoogan oo ay ciidamada amaanka ka wadaan gudaha magaalada Boosaaso.
August 31st, 2010
Ali
Galgala(Puntlandi.com);- Wararka Naga soo gaaraya degmada Galgala ee Gobolka Bari ayaa ku soo waramaya in ciidamada Dawlada