|

Akhriso heshiis awood qeybsi ah oo ay rasmi ah u wada gaareen Galmudug iyo maamulka gobolada dhexe.

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), iyo hoggaamiyaha Ahlusunna Maxamed Cabdi Shaakir ayaa heshiiska wada saxiixday, iyadoo Wasiirka Arrimaha Gudaha uu la saxiixay.

Heshiiskan ayaa qeexaya in hogaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir uu noqonayo Madaxa Xukuumada dowlad goboleedka Galmudug iyadoo xilkaasi uu yahay mid aysan hore u lahayn maamul goboleedyada dalka.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login