|

Akhriso: IGAD oo xil cusub u magacowday Col, Gabre

Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa in Col. Gabre u magacaabay La Taliyihiisa sare ee arrimaha Siyaasadda.

Col, Gabre Egziaber ayaa dhowaan laga wareejiyay agadii uu ka hayay Xafiiska Fududeynta arrimaha nabadda iyo dib u heshiisiinta IGAD u qaabilsan Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD, ayaa lagu cadeeyay inuu jagadaan sii joogidoono 12 bilood, oo ka bilaabaneysa, 12 June 2017, kuna eg 11 June 2018.

Waxaa kale oo qoraalka lagu xusay mushaarka uu qaadandoono oo ahaandoona ah $7015.63.

Halkaan hoose ka akhriso magacaabida.

Puntlandi.com

 

You must be logged in to post a comment Login