|

Akhriso: qeybtii labaad magacyada dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay doonidii lagu duqeeyay Yemen.

(Pi Bosaso) Warbaahinta Puntlandi ayaa heshay qeybtii labaad oo ah magacyada dadkii Soomaaliyeed ee ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay doonidii todobaadkaan lagu duqeeyay iyadoo maraysay xeebaha dalka Yemen.

Qeybta labaad ayaa u badan dad kasoo jeeda gobolada Soomaaliland iyo kuwa aan si buuxda u helin magacyadooda oo dhameystiran iyo halka ay kasoo jeedaan.

Akhriso.

Cabdirashiid Cismaan Cige (dhimasho)

Deeq Aadan Maxamed Biixi(dhimasho)

Maxamed Aadan Xaaji Cabdi wali lama xaqiijin dhimashadiisa

Caasha Cabdirisaaq Maxamed Baaxeer wali lama xaqiijin dhimashadeeda

Salma Kayse (dhimasho)

Sakariye Ismaaciil Dubbeeye oo kasoo jeeda Burco(dhimasho)

Kayse Ciise(dhaawac)

Nadiir Mahdi(dhaawac)

Ahmed Qays(dhaawac)

Marwaan Haaji Jaamac(dhaawac)

Cabdisalaan Cabdilaahi(dhaawac)

Sahra Faysal Cabdi(dhaawac)

M C Cabdalle(dhaawac)

Axmed Maxamed Ciise(dhaawac) waxaana uu ku jiraa xabsiga

Hibaaq Jaamac Raage oo kasoo jeeda Hargeysa wali lama xaqiijin dhimashadeeda

Cabdirisaaq Xudhuun oo kasoo jeeda Burco(dhimasho)

Xamse Magaciisa oo saddexan lama hayo ilaa hada (dhimasho)

Mahad Hussein Garbo-haye   oo kasoo jeeda Hargeysa isagu wax uu ku jiraa xabsiga.

Comments are closed