|

Axmed Xuseen oo noqday Soomaaligii uge horeeyey oo Wasiir ka noqda Dal Reer Galbeed ah

Ahmed_HusseinGaryaqaan Axmed Xuseen oo ka tirsan Baarlamaanka Kanada ayaa noqdey Shaqsigii Soomaali ah ee u horeeyey oo Wasiir ka noqda Dal Reer Galbeed ah.

Axmed Xuseen ayaa Raysal wasaaraha Kanada wuxuu maanta u Magacaabay Wasiirka Socdaalka iyo Soo galeetiga.

Waa markii u horeysay oo shaqsi Soomaali ah uu Siyaasada Reer Galbeedka uu halkaas ka gaaro,Waxayna tani guul iyo tusaale u noqonaysaa Soomaalida ku nool Qurbaha.

Puntlandi.com
Toronto

.

Comments are closed