|

Bal Eeg Biriijka Garowe iyo sida ay dhalinyaradu u qurxiyeen.

Dhalinyarada caasimadda Puntland gaar ahaan kuwooda ku midoobay barnaamijka “Waan awoodnaa.” ayaa si aad ah uqurxiyay buundada magaalada Garowe dhexmarta, taaasoo ah holbowlaha isku socodka gaadiidka gobolada Puntland.

Dhalinyaradaan ayaa si iskaa wax uqabso u rinjiyeeya buundada, iyagoo ku xardhay calanka Puntland iyo calanka Soomaaliya, waxaana arrintaan si weyn usoo dhoweeyay shacabja magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

DAAWO SAWIRRADA.

You must be logged in to post a comment Login