|

Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo shaqadii ka fariisiyay 19 shaqaale ah oo howlgab noqday.

19 Shaqaale ah oo katirsanaa Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shaqadii laga fariisiyay kadib markii ay gaareen xilligii howlgabka shaqo, waana markii ugu horeysay tan iyo markii Bankiga dib loo howgalgaliyay sannadkii 2007.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Bankiga ayaa lagu sheegay in shaqaalahaan howlgabka noqday lasiiyay dheef shaqo-ka-fadhiisashada ama hawlgabka.

Halkaan hoose ka akhriso qoraalka Bankiga kasoo baxay.

You must be logged in to post a comment Login