|

Barlamaanka dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan.

Barlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta ka tacsiyeeyay geeridii ku timid xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo ku geeriyooday dalka Kenya, kadib dhaawicii kasoo gaaray qaraxiii lagula eegtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Puntland oo nuqulkiisa uu soo gaaray xafiiska Puntlandi ee Garowe ayaa lagu sheegay tacsida.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO:

Puntlandi.com

Comments are closed