abaaraha
|

Beesha Caalamka oo Cabdikariin uga digtay ka mid noqoshada Aqalka Sare ee Qabqable Dagaal Cabdi Qeybdiid

Warqad ay Puntlandi hayaan ayaa Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey Meachel Keating wuxuu u direy Cabdi Kariin Xuseen Guuleed, Waxaana Cabdikariin looga digay inuu aqalka Sare Siyaasada Soomaaliya uu kusoo daro Cabdi Qaybdiid.

Warqadaan ayaa Beesha Caalamku waxay ku muujinayaan in ay walwal ka qabaan in Soomaaliya dib loogu soo celiyo wakhtigii madoobaa ee Qaqablayaasha dagaalka iyo shaqsiyaadkii baalka madow Taariikhada ku yeeshay.

Hoos ka akhriso Warqada

img-20161015-wa0000

Comments are closed