|

Bishaaro Bishaaro Dawooyin Casri ah oo laga keeney USA ayaa diyaar kuugu ah Bosaso Puntland la xiriir Shirkada Karibu-medexport

daaawooo casri ah
Waxaa loogu bishaareynayaa dhamaan ummada Somaliyeed gaar ahaan Reer Puntland in Shirkad layiraahda Karibu-medexport oo xarunteedu tahay cariga Mareykanka ay Dawooyin tayo wanaagsan ay dalka geeyaan, Shirkada ayaa waxay  Xarumo ku leedahaya Puntland gaar ahaan Bosaso.

Madaxa Shirkada oo ah Dr. Abshir Cali Guure oo loo yaqaan Dr. Boqor Timacade ayaa ku guuleystay isagoo kaashanaya dhaqaatiir soomaaliyeed oo ka howl gala Maraykanka inuu Dawooyinkaan tayada badan uu geeyo dalkeena, Isagoo waliba la kaashanaya Dhakhaatiir kale oo ay kamid yihiin  Dr Mohamed J. Salaad iyo Drs. Ddeeqa Yaasin Guure .

Waayadaan dambe dalkeena Waxaa fara kulul ku haya Dawooyin dhacay kuwasoo cudur cusub ku noqdey Bulshaddeena, hadaba Shirkada Karibu-medexport waxay kuu haysaa Dawooyin Tayo iyo waxtar leh oo laga keeney Maraykanka, waana dawooyin sharciyaysan.

 Dawooyinka oo ah kuwo  brand name–iyo generics medicine sida

kuwa  cholesterol –simvastrin—crestor —-hypertension—-atenlol —diovan–lisinopril —furosemidi—diabetes—metformino —glpizide –moglitizone—glucophage —ARTHRITIS —naproxen —celebrex —-ibuprofen —-ANTIBIOTIC — amoxicillin —azithromycin   —ciprofloxcin —metronidazole —NERVE ISSUE gabapentin —–PAIN KILLER—Tylenol —ibuprofen –codeine–ULCERS. —omeprazole. —HEART DISEASE —furosemidi  ANTI ACID —domperidone —ANTI–FUNGAL–clotrimazole –co-amonidov 

Dhamaan daawooyinkaan waxay diyaar ku yihiin oo aad ka helikartaa 

XARUNTA CAFIMAAD EE LA YIRAAHDO AMP –AMERICAN MEDICINE PRODUCT   

BOSAASO 

LA XARIIR MAAMULAYAASHA KALA AH  HASSAN QACLE tell 25290711108 –iyo hawo ali gure 252907912772

North America kala xariir cedar lake pharmacy dr abshir ali gure oo loo yaqaan dr boqor timacade executive director phone 612-709-1440

Comments are closed