|

Liiska Musharixiinta u tartamaya Doorashada Madaxweynaha Puntland 8 janaayo 2014

Ka dib markii Gudiga Ansixinta Xildhibaanada ay ku dhawaaqeen Xildhibaanada cusub 30- De. 2913, waxaa soo ifbaxay in afarta murashax ee hoos ku qoran ay yihiin Murashixiinta ugu cad cad iney Madaxweynaha Puntland noqdaan, ama soo gaaraan Wareega labaad ee tartanka Doorashada, Afartaan Murashax Marka laga soo tago kalsoonida Xildhibaanada waa afarta murashax ee haysta Kalsoonida shacabka, marka loo eego raga kale ee tartamaya, waxaa sidaas lagu ogaadey Saadaalin ay sameeyeen Howlwadeenada Puntlandi.com

1-Madaxweyne Dr. Cabdirxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud.

2-Prof. Cabdiwali Maxamed Cali ‘’Gaas’’.

3-Shire Xaaji Faarax

4-Cali Xaaji Warsame.

———————————————–

 

5-Cali Cabdiawaare.

6-  Cali Xaaji Cabdule.

7-Gen. Cabdullaahi Siciid Samatar.

8-Gen. Cabdullaahi Mire Carays.

9-Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke.

10-Cabdiraxmaan Maxamed Gablax.

11-Maxamed Cali Yuusuf ‘’Gaagaab’’.

12-Xaaji Maxamed Yaasiin.

13-Yaasiin Faarax Cartan.

14-Cabdi Daahir Maxamuud Yuusuf.

15-Cabdidaahir Xirsi Cali ‘’Ciiro’’.

16-Cabdiwali Maxamuud Guray.

17-. Cali Xaaji Cabdule

18-Cabdullaahi Cali Bare’’Cidi-libaax’’.

19-Cabdullaahi Muuse Cali.

20-Cali Cabdulqaadir Yuusuf,

21-Axmed Cabaas Axmed ‘’Gacma-gaab’’.

22-Cabdullaahi Sheekh Axmed.

23-.Maxamed Cabdinuur Xirsi

Comments are closed