abaaraha
|

Breakin News: Dowladda Puntland oo maanta ku dhawaaqday inay xirtay xuduudka ay la wadaagto Koonfurta Soomaliya

Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday inay gabi ahaanba xirtay xuduudka ay la wadaagto koonfurta Soomaaliya, laga bilaabo maanta ooay taariikhda ku beegan tahay kowda bisha sagaalaad 2016.

Afhayeenka Dawladda Puntland C/laahi Maxamed Jaamac Quraan-Jecel oo shirjaa’id ku qabtay Gaalkacyo ayaa¬†sheegay go’aankaan inuu yahay wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, taasoo lagu xaqiijinayo amniga.

Dowladda Puntland waxay sheegtay gaadiidkii la qabto isagoo iskudayaya inuu usoo gudbo gudaha Puntalnd in loo aqoonsanayo inuu yahay gaadiid u shaqeynaya cadowga Puntland ama kooxaha argigixisada.

Halkaan ka dhageys codka Afhayeenka dowladda Puntland.

Puntlandi.com

Comments are closed