|

BREAKIN NEWS:- Guddigii madaxweyne Gaas u xilsaaray Dabkii ka kacay Garowe oo maanta go’aano soo saaray.

Guddigii dhawaan loo xilsaaray khasaarihii ka dhashay Dabkii Garowe ka kacay ayaa maanta soo saaray go’aano ku saabsan baaritaanki kasoo baxay Dabka iyo tilaabooyin looga feejignaandoono halista ka imaan karta xarumaha shidaalka ee kuyaala meelaha aan musaasibka ahayn.

Guddigaan oo uu magacaabay madaxweyne Gaas ayaa warbixinta ay soo saareen waxaa nuqulkeeda uu soo gaaray xafiiska warsiddaha Puntlandi.com ee magaalada Garowe.

Hadaba halkaan ka akhriso go’aanada guddiga.

You must be logged in to post a comment Login