|

BREAKING Chelsea oo noqotay horyaalka Ingiriiska

Kooxda kubada cagta Chelsea ayaa ku guulaysatay horyaalka kubada cagta Ingiriiska 2016/2017 Kadib markii ay gaartey dhibcaha rasmiga ah ee 88 dhibcood.

Kooxda Totanham oo la tartamaysay ayaa ciyaartii u dambeysay todobaadkii hore laga badiyey.

Comments are closed