|

BREAKING.”Ciise Cabdullahi Canshuur ayaa ku guulaystay tartanka Quraanka heer Puntland.

Ciise Cabdi Nuur ayaa oo arday ka socday magaalada Qardho gaar ahaan dugsiga Abii Ayuub ayaa guulaystay tartanka Quraanka heer Puntland, kaasoo ka socday magaalada Garowe.

Ardaygaan ayaa madaxweynaha dowladda Puntland wuxuu guddoonsiindoonaa abaal marino muhiim ah, sida gaari Noah ah iyo abaalmarino kale oo loogu talo galay.

Waxaa kaalinta labaad galay¬†Cabdisalaam Axmed oo ka socday dugsiga Xikma ee degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal. Halka kaalinta saddexaad uu galay¬†Axmed Maxamed oo ka socday dugsiga Daarul qur’aan ee degmada Waaciye.

Natiijada tartanka ayaa sidaan u dhacday.

Kaalinta koowaad 30 jus= Ciise Cabdullahi Canshuur ka socday dugsiga Abii Ayuub -Qardho
Kaalinta labaad 30 jus =Cabdisalaam Axmed ka socday dugsiga Xikma-Dangorayo
Kaalinta saddexaad 30 jus= Axmed Maxamed ka socday dugsiga Daarul qur’aan Waaciye
20 jus kaalinta 1aad= zakariye warsame ka socday dugsiga Ibnu baas -Carmo
20 jus kaalinta 2aad= Ini Shiik Xasan ka socday dugsiga Daarul hudaa- Qardho
20 jus kalainta 3aad=Crashiid Jaamac ka socday dugsiga Ibnu Baas -Bosaso
10 jus kalainta 1aad= Maxamed Xaashi ka socday dugsiga Abii ayuub -Qardho
10 jus kalainta 2aad=khaalid Shiikh Daahir ka socday dugsiga Daarul qur’aan -Bosaso
10 jus kaalinta 3aad= Cabdiwaduud ka socday dugsiga Cumar ibnu baas -Carmo
5 jusus kalainta 1aad= Ibrahim ka socday dugsiga Daarul Qur’aan -Bosaso
5 jus kaalinta 2aad= khaliil Axmed ka socday dugsiga Abii Ayuub -Qardho
5 jus kaalinta 3aad= c/raxman Faarax ka socday dugsiga Ibnu baaz -Carmo.

Puntlandi.com

Comments are closed