abaaraha
|

Breaking News : – Al-Shabaab oo weerer culus ku qaaday Afgooye iyo Ciidamadii Dawlada oo Muqdishu u baxsaday

breakingnews-1 Wararka ka soo baxay Degmada Afgooye oo 30 Km u jirta magaalada Muqdishu ayaa sheegay in duulaan balaaran ay ku qadeen Kooxda Argagixusada AlShabaab,wararka ayaa intaa ku daryaan in dagaalyahanda Shabaab gacanta ku dhigeen magaalada iinteedii badneyd,iyadoo la sheegay in ciidamadii dawladu u baxsadeen magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

La soco Puntlandi waxii ka soo kordha xaalada Afooye

Comments are closed