|

BREAKING NEWS: Dhegayso: Barlamaanka Puntland oo cod aqlibiyad leh ku ansixiyay xukuumada cusub.

Barlamaanka dowladda Puntland ayaa goor dhowayd cod aqblibiyad leh ku anixiyay xukuumada cusub ee dowladdaPuntand, taasoo maalmo kahor uu soo dhisay madaxweyne Gas.

61 xildhibaan oo ku sugaa aqalka golaha wakiilada ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay xukuumada, halka saddex mudane ay ka aamustay.

Madaxweyne Gaas ayaa soo dhoweeyay anixinta wasiiraddiisa, isagoo barlamaanka uga mahad celiyay sida kalsoonida usiiyeen xukuumadiisa cusub.

Halkaan ka dhegayso codka Madaxweyne Gaas.

      Z0000030 - My Recording

Puntlandicom

 

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed