|

Breaking news Daawo VIDEO— -Qarixii maanta ka dhacay Muqdisho oo noqdey qarixii ugu khasaaraha badnaa abid

Qarixii maanta ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho ayaa khaasatan rasmiga ah ee Puntlandi ka helay lamaha caafimaadka yaa ay garyaan 70 Qof oo dhalinyaro u badan.

Xiliga Qarixu dhcayay waxaa dhismayaasha ku yaal Isgoyska Soobe lagu daawnayay ciyaar dhexmraysy Liverpool iyo Manchester United.

Gaariga qaraxa geystey yaa wuxuu ahaa mid qarax awoodbdan uu ka buuxu.

Dadk bdnkoodu waxay ku geeriyoodeen Isbitlada oo dhaawicii ayay u geeriyoodeen

Hoos ka Daawo Video

Comments are closed