|

BREAKING NEWS:- Dhegayso: Liiska gollaha wasiirada dowladda Puntland oo lagu dhawaaqay.

Afhayeenka dowladda Puntland ayaa ku dhaqaaqay liiska gollaha wasiirada ee dowladda Puntland.

Isbedelka ugu weyn ee gollaha wasiiradda waa sidaan.

Cabdi Xirsi Cali Xirsi Qarjab waasiirka waarfaafinta.

Axmed Karaash duuliska hawada’

Cabdullaahi Saciid Caarshe (Dhaqaaje) wasiirka maaliyada

Dr Maryan Axmed Cali wasiirka haweenka.

Cabdirashiid Maxamed Xirsi kalluumaysiga

Cabdullaahi Sheikh xanaaanada xoolaha.

Cabdullaahi Xirsi Cali Tima Cade, wasiirka arrimaha gudaha.

Axmed Cabdulaahi Yuusuf Dowlad, wasiirka amniga.

Cabdiraxmaan Barqad, wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka.

Cabdi Noor Biindhe, wasiirka beeraha.

Halkaan hoose ka dhegayso shaacinta.

      140416_002 - My Recording

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed