|

BREAKING NEWS: Dowladda Puntland oo maanta maxkamad ku furtay 18 nin oo la haysto burcadbadeenimo.

Dowladda Puntland ayaa maanta oo talaado ah maxkamad ku furtay 18 nin oo ku eedaysan Burcad-badeednimo kuwaas oo isku deyay in ay xeebaha Caluula ku qafaashaan Markab shidaal sida bishii March ee sanadkan.

Eedeysanayaasha waxay ka maqan yihiin gacanta dowladda.

 

Faahfaahinta warkaan goor dhow la socda.

Puntladi.com – Garowe.

You must be logged in to post a comment Login