|

Breaking News :- Kooxda Shabaab oo dagaal ka wada gudaha Degmada Beledxaawo

Kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Somalia ayaa saaka salaadii subax weerer ku qaaday magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.

Wararka ka soo baxaya Beledxawo ayaa sheegaya in ay weli Kooxda Argagixisada Shabaab ka dhex dagaalamyaan gudaha magaalada .

Weli ma cada khasaaraha naf iyo maal uu geystay dagaalka saaka ka socda magaalada Beledxaawo oo ku taal xuduuda u dhaxeysa Somaliya iyo dalka Kenya
Wixii ka soo kordha la soco Puntlandi

Comments are closed