|

Breaking News— Madaxda Maamul Goboleeddada oo Shir gaaban oo hordhac u ah shirkoodii beri u socdo

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ayaa Shir gaaban oo hordhaccu ah shirkoodaberi wuxuu uga socdaa Kismaayo, shirkaan ayaa Madaxweynayaashu mid mid iyo giono gooni u wada showrayaan.

Madaxweyne Gaas ayaa Si gaara wuxuu ula kulmay Madaxweynayaasha Hirshabeele iyo Galmudug.

Wuxuu kaloo goor dhow oo caawa ah la kulmayaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Madaxweynaha Jubbaland.

Shirka Kismaayo ayaa la qorsheynayaa iney kasoo baxaan Qodobo muhiim ah

Puntlandi
Kismaayo

Comments are closed