abaaraha
|

Breaking News— Madaxweynaha iyo wasaaraha oo Kawada tashanaya Golaha Wasiirada cusub

*Hebel ma ka dhignaa Wasiir, Mayer Hebel baa kaga Gaboon, Mayee Heblaa u qalamta Jagadaan^

Sida Puntlandi xogaha ku helayo hadaladaan waxay tan iyo Saaka dhex marayeen Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Raysal wasaare Xasan Cali Khryre oo wali Kawada tashanaya qaab dhismeedka Xukuumada Cusub.

Wararka ay Puntlandi helayaan waxay sheegayaan in Xukuumada cusub ay badankeedu hada diyaar yihiin.

Warar aad ugu dhow labada Masuul ee Dalka u sareeya Ayaa sheegaya in watashagi labada Masuul uu yahay mid aad uga duwan qaabkii ay Masuuliyiintii ka horeeyey ay Xukuumadaha usoo dhisi jireen.

Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal easaare Khryre waxay si foojigan uwada qorsheynayaan Xukuumada waxayna doonayaan iney si deg deg ah usoo bandhigaan Golaha Wasiirada, Wararka Puntlandi helayaan waxay sheegayaan in Axada ama Isniinta lasoobandhigi Sionko Xukuumada Cusub.

Puntlandi
Muqdisho

You must be logged in to post a comment Login