|

BREAKING NEWS:- Madaxweyne Gaas oo gaaray magaalada Jowhar.

Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo saakay waaberigii ka duulay magaalada Garowe, ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.

Madaxweyne Gaas iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya xaflada caleemo saarka madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare.

Madax kale oo ka socda dowlad goboleedyada iyo raysal Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyne Waare.

Puntlandi.com  

Jowhar.

Comments are closed