|

BREAKING NEWS:- Dhegayso: Madaxweyne Gaas oo ku dhowaaqay in diyaarad daawo ah iyo dhaqaatiir u dirayaan Muqdisho.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Saxaafadda la hadlay ayaa yeeshagay in Diyaarad Dawo iyo Dhakhaatiir gurmad ah la qorsheeyey in loo diro Muqdisho ,si ay qeyb uga noqdaan gurmadka Qaran .

Guddi ka kooban Wasiirada Puntland ayaa sidoo kale lagu magacaabay Shir deg deg ah oo xubnaha Golaha xukuumaddu ku yeesheen Madaxtooyada Boosaaso , si ay qeyb uga noqdaan gurmadka loo fidinayo shacabkii waxyeelada xoogan ay ka soo gaartay Qaraxii Muqdisho ka dhacay.

halkaan ka dhegayso codka madaxweynaha.

      Madaxweynaha-Puntland-oo-ku-dhawaaqey-gurmad-deg-deg-ah-dadkii-ku-waxyeeloobey-Qaraxii-Muqdisho-COD-%E2%80%A2-Horseed-Media

Puntlandi.com

Bosaso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed