|

BREAKING NEWS : – Madaxweyne Gaas oo xaalad dagaal awgeed u baajiyey xafladii 8 january

DEG_DEG:- Madaxweynaha dowladda Puntkand ayaa gabi ahaan joojiyay xafladii 8-da Januray oo uu ugu dabaal dagi lahaa sannad guuradiisii 4-aad ee kasoo wareegtay markii xilka loo doortay.

Warar ay Puntlandi heshay ayaa sheegaya inuu Madaxweynuhu xaalad dagaal ujoojiyay dabaal degaas oo caawo lagu waday inuu ka dhaco xarunta madaxtooyada.

Madaxweynuhu wuxuu si degdeg ah guddi ugu magacaabay arrintii ka dhacday Tukaraq.

Xaaladaha soo kordhow awgood Madaxweyne Gaas waxaa kale oo la filayaa inuu ka baaqdo safar maalinta berito ah la qorsheynayo inuu madaxweyne Farmaajo ugu ambo baxo Qardho iyo Bosaso, .

Puntlandi.com

Garowe 

 

You must be logged in to post a comment Login