|

Madaxweyne Gaas iyo Madaxweyne Farmaajo oo laba Diyaaradood u kala qaatey Gaalkacyo

Madaxweyne Farmaajo ayaa saacadaha soo socda kasoo dato doona Gaalkacyo halka Madaxweyne Gaas uu hada Soo degay, Labada Madaxweyne ayaa waxaa soo kala qaadey laba Diyaaradood, Mid walbana waxaa lasocda xubno ka tirsan labadooda Gole iyo Shaqaalaha Xafiisyadooda.

Hoos ka Daawo Doyaaradii Madaxweyne Haas oo hada soo degtay iyo Sida loo soo dhaweeyey

Puntlandi.com

 

 

You must be logged in to post a comment Login