|

Breaking News : – M/weyne Farmaajo oo ka degay Nairobi iyo Madaxda Kenya oo ka maquurtay soo dhaweyntiisa

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefti uu hogaamiayo ayaa hadda ka degay garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta Airport ee magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la sheegay in ay booqasho qaadan doonta 3 beri ku joogi donaan Dalka Kenya.

Madaxweyne Farmaajo iyo wefdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Hogaamiyaha Xisbiga muxaafidka Barlamaanka Kenyan Mudane Aden Barre Ducaale

Comments are closed