|

Breaking News : – Reer Bosaaso oo Sadaqadii ka xijaabtay Sharkii Gacan ku dhiigle Qaraxyo soo Xambaartay

“Faahfaahin: qof miineysan ayaa isku hor qarxiyey saldhiga dhexe ee Bossaaso oo mashquul badan, dad badan ayuu rabay in uu halaago laakiin siduu rabay wax uguma suurtoobin oo reer Bossaaso Illaahay jecel, sadaqadana waa ku liibaaneen.”

Sidoo kale waxa la qabtay laba gacan-ku dhiigle oo miino dhulka ku aasayey.

By Isse Mohamud Farah Dholwaa

Wixii faafaahin ah kala soco Puntlandi

Comments are closed