|

BREAKING NEWS:- Saxaafada oo looga yeeray madaxtooyada Puntland iyo madaxweyne Gaas oo ku dhawaaqaya liiska golahiisa wasiiradda.

Bahda warbaahinta ayaa goor dhowayd looga yeeray xarunta madaxtooyada Puntland, dowladda Puntland ay si rasmi ah ugu dhawaaqi doona gollaha wasiiradda.

Madaxweyne ayaa lafilayaa inuu ku dhawaaqo xukuumad ka kooban wasiiradii hore iyo wajiyo ku cusub xukuumadda iyo guud ahaan masraxa siyaasadda ee Puntland.

Wixii faahfaahin kala socda Puntlandi.

You must be logged in to post a comment Login