|

BREAKING NEWS:- Taliyihii saldhiga suuqa Gaalkacyo oo lagu dilay qarax gaarigiisa loogu xiray.

Gaalkacyo (Puntlandi) War degdeg ah oo nagasoo gaaraya Gaalkcyo yaa sheegaya in tliyihii saldhiga Cusub ee Suuqa Gaalkacyo dhinaca Madaxtooyada Puntland gordhawayd uu ku dhintay qarax loogu xiray gaarigiisa.

Allaha u naxariiste Taliyaha Dhintay oo lagu magacaabayCali Ibraahim Cali (Cali Magafe) ayaa la sheegay in uu kayimid hoygiisa, isagoo kusii jeeday goobtiisa shaqada.

Goobta uu Qaraxa ka dhacay waxaa soo gaaray Ciidamo katirsan Puntland oo howlgal sameyaay, ilaa iyo haddana lama garanayo ama cid sheegatay masuuliyadda qaraxa

SAWIRRADA GAARIGA LA QARXIYAY.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login