|

Breaking News : – Tusbax Go’ay ” Wasiirkii Gaashandhiga C/rashiid C/llaahi Maxamed oo isna Iscasilay


Wasiirkii Gaashandhiga C/rashiid C/llaahi Maxamed

Wasiirkii Gaashandhiga Dawlada Federaalka Somaaliyeed Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa hadda ku dhawaaqay in iska casilay xilkaas uu Qaranka u hayey.

Iscasilaada Wasiirka ayaa Warbaahinta Puntlandi oo soo gaartay daqiiqado yar ka dib markay soo shaac baxaday iscasilaadii Taliyihii Ciidanka Xogga Dalka Somaaliyeed General Axmed Jimcaale Cirfiid.

Wasiir Cabdirashiid Cabdullaahi ayaa ka soo jeeda Deegaanada Bay iyo Bakool

Comments are closed